Niet blij met je aankoop? Geeft niet! Je kunt artikelen tot 30 dagen retourneren
Met een cadeaubon zit je altijd goed. De ontvanger kan de cadeaubon voor alles uit ons assortiment inwisselen.
Tot 30 dagen retourrecht
Nebigu SCW waxa uu yidhi: waxaan idiin ka baqayaa nin Qur'aanka akhriyay ilaa quruxdii Qur'aanku ka muuqato ... ka dib ayaa uu ka dhex siibanayaa oo uu iska tuurayaa, dabadeedna inta uu deriskiisa shirki ku eedeeyo ayaa uu seef la aadayaa!
Xudayfa ibnul Yamaan RC ayaa Nebiga SCW weydiiyay: labada kee baa u dhow shirki, eedeeyaha mise eedaysanaha? Nebigu SCW waxa uu ku jawaabay: eedeeyaha.
Alle ayaan fidno ka magangalnay.
Hoi! Ik ben Libroamiko, je boekadviseur.
Hoe kan ik je helpen?